Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Culimada iyo odayaasha Mudug oo baaq u diray dowladda


Galmudug
Galmudug

Qaar kamid ah culimada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ee Gobolka Mudug iyo duqayda dhaqanka ayaa dawladda federaalka ugu baaqay inay siiso 35 kursi oo ka mid ah 89-ka xildhibaan ee baarlamaanka Galmudug oo ay sheegeen in horey loogu heshiiyey.

Hadal uu dabayaaqadii bishii October jeediyey Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka dawladda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayuu ku xaqiijiyey in Ahlu Sunna lagula heshiiyey in la siiyo 35 xildhibaan.

Hase yeeshee waxaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka uu isla hadalkaasi ku sheegay in soo xulista 35-ka xildhibaan ee Ahlu Sunna Wal-Jamaama loogu tagayo odayaasha dhaqanka Galmudug.

Warbiixntan waxaa Gaalkacyo kasoo diray Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Culimada iyo odayaasha Mudug oo baaq u diray dowladda
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00


XS
SM
MD
LG