Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Guddoomiyaha cusub ee ONLF


Cabdirahmaan Mahdi
Cabdirahmaan Mahdi

Isbadalka Guud ee ka dhacay dalka Ethiopia ee uu horseedka ka haa ra’iisul wasaare Abiy Axmed, ayaa dhinaca kale bedelay siyaasadihii Jabahaddihii la dagaalamayay dowladihii Ethiopia soo maray oo uuku jiro ururka ONLF.

ONLF ayaa mudo dheer ku jirtay halgan ay ku doonaysay in ay ku xoreyso deegaanada Soomaalida Ethiopia, marxalado kala duwan ayuu halgankii hubaysnaa ee ONLF uu soo maray.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed ayaa Magaalada Nairobi ku wareystay, Guddoomiyaha cusub ee ONLF Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh Mahdi oo ku magac-dheer Maadey.

Wareysi: Guddoomiyaha ONLF
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:33 0:00


XS
SM
MD
LG