Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Ammaanka oo warbixin kasoo saaray xaaladda Soamalia


Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay dawladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada inay dib u billaabaan wadahadalkooda si ay u xalliyaan khilaafka u dhexeeya.

Warbixin kasoo baxday Golaha Ammaanka ayaa lagu sheegay inay walaac ka qabaan in khilaafkaasi uu caqabad ku noqon karo fulinta ajandayaasha qaran.

Golaha ayaa sidoo kale bogaadiyey dadaallada lagu doonayo in doorasho qof iyo cod ah oo waafaqsan dastuurka dalka lagu qabto sanadda 2020.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan inooga diyaarisay warbixinta Golaha Ammaanka.

Golaha Ammaanka oo warbixin kasoo saaray xaaladda Soamalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


XS
SM
MD
LG