Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Wakiilada Somaliland oo Waqtiga loo Kordhiyay


Golaha Wakiilada Somaliland
Golaha Wakiilada Somaliland

Fadhi uu maanta magaalada Hargaeysa ku yeeshay Golaha Guurtida ee Somaliland, ayuu waqtiga muddo laba sano ah ugu kordhiyay Gollaha Wakiilada.

Muddo xileedka labada sano ah ayaa billaabmeysa bisha Jannaayo ee sannadka 2020-ka iyadoo dhamaan doonta marka la gaaro bisha koowaad ee sannadka 2022 ka.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxed Cakule.

Halkaan ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00



XS
SM
MD
LG