Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoysas Ku Barakacay Roobab Ka Da'ay Jabuuti


Roob biyo dhigay dalka Jabuuti ayaa saameeyay isku-socodka, iyada oo wararka ka imanaya Jabuuti ay sheegayaan in dowladdu ay gacan ka gaystay taakulaynta dadka ku waxyeeloobay roobabkan.

Dhinaca kalena, roobabka ka day'aya geeska afrika ayaa saameeyn ku yeeshay degmada Bareeda oo ku taalla cirifka Bari ee Puntland, Guddoomiyaha Degmada Bareeda Abshir Maxamed Muuse ayaa shegay in degmadu ay ka go'antahay dalka intiisa kale maadaama roobabku ay gooyeen jidkii tagayay degmadaasi.

Dhageyso wararka ku saabsan roobabkaasi.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG