Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xiisadda siyaasadeed ee Somaliland


Xisbiyada Somaliland

Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay siyaasadda Somaliland, gaar ahaan muddo kororsiga iyo dib u dhacyada doorashooyinka ee soo celceliya muranka siyaasadeed ee xukumadda iyo mucaaradka. Waxaa Hargeysa nooga soo diray Khadar Maxamed Cakulle.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:35:24 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG