Isku xirrada

War Deg-Deg ah

MSF oo walaac caafimaad darro ka muujisay Beledweyne


Fatahaad
Fatahaad

Masuulyiinta hay'adda dhakhaatriirta aan xuduuda lahayn ee MSF ee Soomaaliya oo ka hadlay xaaladda caafimaad ee magaalada Baladweyne ee gobbolka Hiiraan ayaa walaac ka muujiyay khatar caafimaad oo ay sheegeen inay kusoo wajahan tahay magaaladaasi.

Waxay sheegeen in magaalada oo dhowaan ay ka dhacday fatahaad xooggan ay ceelashii laga cabi jiray biyaha ee magaalada iyo musqulihii ay isku darsoomeen, taasoo khatar ku ah caafimaadka magaalada.

Cabdikariim Daahir Guure oo ah guddoomiye ku xigeynka hay'adda MSF ayaa wariyahayaga Khadar Maxamuud Xareed uga warramay walaaca ay qabaan?

MSF oo walaac caafimaad darro ka muujisay Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:21 0:00


XS
SM
MD
LG