Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin ku lug lahaa dilka Cabdiweli Cali Cilmi oo xukun lagu riday


Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku lug yeeshay dilka 14 qof.

Ninkan ayaa ka mid ahaa koox Al-Shabaab ka tirsanaa oo 14-ka qof ku dilay sanadkii hore weerar ay ku qaadeen xarun uu magaalada Gaalkacyo ka deganaa wadaad lagu magacaabi jiray Cabdi Weli Cali Cilmi Yare, oo dadka halkaa ku dhintay ku jiray.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:20 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG