Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta macallinka oo laga xusay Soomaaliya


Waxaa maanta meelo ka mid ah Soomaaliya laga xusay maalinta macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka November.

1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo aqoonsaday maalinta macalinka waxaana shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdii Millateriga ahayd ay si wadajir ah u muujin jireen muhiimadda maalintan oo kale, iyadoo dugsiyada wax barashada la fasixi jiray.

Wariyeheenna Nuur Xassan Nuur ayaa maalintan iyo xaaladda wax barashada Soomaaliya ka wareystay Dr. Cabdulahi Sheekh Abukar oo ah xeel dheere dhinaca waxbarashada, horayna usoo noqday hormuudka kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda Muqdisho iyo gudoomiyaha Jaamacadda Imaamu Shaafici ee magaalada Muqdisho.

Maalinta macallinka oo laga xusay Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00


XS
SM
MD
LG