Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laba mas'uul oo xalay lagu dilay Afgooye


Buundada Afgooye

Sarkaal ka tirsanaa maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed ee magaalada Afgooye iyo xubin kale oo ka mid ahaa waxgaradka degmadaasi ayaa dablay hubaysan ay xalay toogteen.

Kooxdii dilalka gaystay ayaa baxsaday. Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa markii dambe sheegatay mas’uuliyadda.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:00:57 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG