Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda sare oo billowday dhageysiga kiiska Himilo Qaran


Baashe Yuusuf Axmed
Baashe Yuusuf Axmed

Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa maanta billowday dhageysiga dacwadda kiis uu soo gudbiyey xisbiga Himilo Qaran oo ka dhan ah hay’adda duulimaadka rayidka ah ee Soomaaliya.

Xisbiga ayaa ku eedeeyey hay’adda inay is hortaagtay safar uu hoggaamiyaha xisbiga Shariif Sheekh Axmed ku tagi lahaa magaalada Kismaayo.

Doodda maanta ayaa ahayd dhageysiga in maxkamadda ay kiiskan gudi gali karto iyo in kale, iyo dacwaddu tahay mid maamul iyo in kale.

Warbixintan ayaa waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Maxkamadda sare oo billowday dhageysiga kiiska Himilo Qaran
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00


XS
SM
MD
LG