Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shan askari oo ku dhintay dagaal ka dhacay Diinsoor


Koonfur Galbeed

Ugu yaraan shan askari ayaa ku dhimatay magaalada Diinsoor kadib khilaaf ka dhashay beddelaad lagu sameeyey maamulkii magaalada oo isku beddelay gacan-ka-hadal sida ay sheegayaan mas’uuliyiinta.

Dagaalka ayaa dhex maray ciidamada guddoomiyihii hore ee Diinsoor iyo ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo kaashanaya kuwa Amisom.

Dagaalka ayaa sid la sheegay yimid kadib markii guddoomiyihii hore ee Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow uu diiday xil ka qaadis lagu sameeyey.

Warbxintan waxaa noo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG