Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iska hor-imaad maanta ka dhacay Hargeysa


Hargeysa
Hargeysa

Ugu yaraan askari ayaa ku dhaawacmay iska horimaad maanta dhexmaray booliiska magaalada Hargaysa iyo taageerayaasha xisbiga Waddani.

Maalintii shalay ayaa guddoomiyaha xisbiga Waddani waxa uu kulanugu baaqay taageerayaasha xisbiga si macluumaad loogu sheego. Balse dhinaca kale, mas’uuliyiinta booliiska ayaa sheegay in isu imaatinkaasi aanu haysan oggolaansho.

Weriyahayaga Hargaysa Khadar Maxamed Cakule ayaa sida wax u dhaceen warbxintan nooga soo diray.

Rabshado maanta ka dhacay Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00


XS
SM
MD
LG