Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Miisaaniyadda Somaliland oo la Ansixiyey


Golaha wasiirada ee Somaliland ayaa maanta ansixiyey miisaaniyad sanadeedka ay Somaliland ku shaqeyn doonto sanadka soo socda ee 2020-ka.

Golaha wasiirada ayaa dhanka kale bogaadiyey heshiis laga gaaray colaad ka taagneyd deegaanka Ceel Afweyn.

Warbixintan waxaa magaalada Hargeysa ka soo dirtay Wariyaha VOA Sagal Mustafe Xassan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:42 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG