Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Wadani oo ku Baaqay Mudaaharaad Degdeg ah


Cabdiraxmaan Cirro

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ugu baaqay taageerayaasha xisbiga ee gobolka Maroodijeex inay isugu yimaadaan xarunta xisbiga ee magalada Hargeysa.

Baaqan ayaa yimid xilli uu sii xoogaysanayo muran u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo xisbiyada mucaaridka ah.

Warkan waxa magaalada Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:01 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG