Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boorama: Maxaabiis Baxsatay


Borama Court

Maxaabiis dhowr ah ayaa maanta la sheegay inay ka baxsadeen maxkamad ku taalla magaalada Boorama ee Gobolka Awdal, xilli uu halkaasi ka dhaceyey dhagaysigooda oo la xiriiray in rabshado ka dhacay magaalada Boorama saddex bilood ka hor ay ka dambeeyeen.

Ciidamada booliska ee ilaalinayay ammaanka ayaana bilaabay inay ridaan rasaas in kastoo la sheegayo inaan cidna wax ku noqonin rasaasta.

Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:12 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG