War Deg-Deg ah

M. Biixi oo Eedeeyey D. Federalka Somalia

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi ayaa ku eedeeyey Dawladda Federaalka Somalia inay ka danbeyso qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland ee Somalia.

Warkan waxa Hargeisa ka soo diray Khadar Maxed Cakule.

Dhageyso Warka M. Biixi
Embed

No media source currently available


XS
SM
MD
LG