Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawad oo faah-faahiyey kulankii Farmaajo iyo Uhuru


Axmed Cise Cawad
Axmed Cise Cawad

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah-faahin ka bixiyey kulankii ay maanta magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Kenay Uhuru Kenyatta.

Cawad oo wareysi siiyey VOA ayaa ku adkeystay in la isku raacay in labada dal ay xiriir wanaagsan yeeshaan, oo kiiska maxkamadda ICJ uusan wax saameyn ah ku yeelan.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa wareystay wasiirka.

Cawad oo faah-faahiyey kulankii Farmaajo iyo Uhuru
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:18 0:00


XS
SM
MD
LG