Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iibka hilibka geela ee Muqdisho oo maanta hakad galay


Suuqyada magaalada Muqdisho ayaan maanta lagu iibineyneynin hilibka geela ka dib markii ay shaqo joojin sameeyeen dadka hilibka ka ganacsada.

Dadkan ayaa ka cabanaya lacago dheeri ah oo lagu soo rogay inay bixiyaan, sida ay sheegeen xubno u hadlay.

Warbxintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo dirtay wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG