Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir Lagaga Hadlay Biyo-galinta Boorama


Shir lagaga Hadlayay Mashruuc Biyo balaadhin loogu samaynayo xaafadaha Magaalada Boorama, oo qiimihiisu sadex milyan oo dollar ku bixi doonto ayaa lagu qabtay magaalada.

Kulankan waxa ka soo qaybgalay Wasiiro xukuumada Somaliland ka socda, Hayada UNICEF, maamulka Gobolka iyo masuuliyiinta shirkada Adeega Biyaha Borama ee SHAABA.

Haddaba wariyaha VOA da Haamish Good ayaa Shirkaasi ka waraystay Maareeyaha Shirkada Adeega biyaha (SHAABA) ee magaalada Boorama AADEN MAXAMUUD HOORI.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG