Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halista ay leedahay in Shabaab sameystaan miinooyinka


Shabaab
Shabaab

Maleeshiyada ururka al-Shabab ayaa weli halis weyn ku haya nabadgelyada gobolka Geeska Africa, waxeyna hadda bilaabeen sameynta waxyaabaha qarxa oo walxaha ay ka sameynayaanna ay iyagu farsameeyaan.

Sidaasina waxaa lagu xussay warbixintii ay Guddiga la socodka cunaqabateyna Soomaaliya iyo Eritria u gudbiyeen Golaha Amaanka oo shalay la sii daayay.

Maxamed Colaad Xassan ayaa arrinta halista al-shabab wax ka weydiiyay Proffessor, Liibaan Ciise oo wax ka dhiga Jaamacadda Muqdisho.

Halista ay leedahay in Shabaab sameystaan miinooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00


XS
SM
MD
LG