Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iska hor-imaad maanta ka dhacay Boosaaso


Boosaaso

Magaalada Boosaaso waxaa ka taagan xiisad ka dib markii saakay ay kotoroolka magaalada ku dagaalameen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Puntland iyo maleeshiyo ka soo horjeedda oo ay wehliyaan qaar ka mid ah ciidamada daraawiishta Puntland oo gadood ah.

Odayaal taageersan maleeshiyada ku lugta leh iska hor-imaadkan, ayaa eedeyn u jeediyey xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Saciid Deni.

Wariyaha VOA-da Cabdulqadir Mursal Samakaab ayaa khadka taleefanka ee Boosaaso kula xiriiray, Nabadood Suxulle Yaasiin Ismaaciil oo ka mid ah nabadoona maleeshiyada sheegtay inay magaalada heystaan.

Hoos ka dhageyso warbixinada xaaladda Boosaaso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:27 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG