Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Lamaanihii dartood loo dilay Axmed Dowlo oo 'halis wajahaya'


Muqdisho

Hanjabaado cusub iyo cabsi ayaa lasoo dersay wiil iyo gabar dhalinyaro ah oo ayagoo laysu diidanyahay isku guursadey magaalada magaalada Muqdisho sannadkii hore, lamaanahan oo guurkooda uu sababey dhimasho ka dhalatay faquuqa guurka.

Maxamed Cabdiraxmaan Mukhtar iyo xaaskiisa ayaa muddo sanad iyo dhowr bil ah ku dhuumalaysaneyey magaalada Muqdisho, ayadoo qoyskiisana ay ka barakaceen Muqdisho oo ay aadeen xerayaha qaxootiga Kenya.

Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey ayaa warbixinta ka diyaarisey qoyskaasi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG