Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bulshada Rayidka oo ka walaacsan xaaladda Soomaaliya


Madaxda dowladda
Madaxda dowladda

Xiisadda siyaasadeed ee xilligan u dhaxeeysa dowladda federaalka Soomaaliya iyo axsaabta mucaaradka ayaa cirka isku shareertay.

Xiisadda ayaa sii xoogeesatay kadib safarkii ay madaxweynayashii hore ay ku tageen magaalada Baledweyne maalintii axadda.

Ururada bulshada rayidka ayaa walaac ka muujisay khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya, waxaana ay sheegeen in aamusnaanta dowladda Soomaaliya ee arrinta doorashada Soomaaliya ay abuurayso shaki badan iyo xasilooni la'aan siyaasadeed.

Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa arrimahan ka waraystay guddoomiyaha bulshada rayidka Muxuyaddiin Tahliil Shaatax.

Bulshada Rayidka oo ka walaacsan xaaladda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:24 0:00


XS
SM
MD
LG