Dood weyn iyo cambaareyn ayaa ka dhalatay hadal laga soo xigtay taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliya Jeneral Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo tilmaamayey inaan dadka naafada ah looga baahnayn inay ka mid noqdaan ciidamada sluubta.
Ururrada u dooda xuquuqda dadka naafada ah ayaa aad u cambaareeyey hadalka taliyaha.
Xuseen Barre Aadan ayaa la xiriiray taliyaha oo weydiiyey inuu sharraxo hadalka uu jeediyey?
Xuseen ayaa sidoo kale wareystay Maxamed Cali Faarax oo ah guddoomiyaha Hay’adda Awoodsiinta Naafada Soomaaliyeed.
Hoos ka dhageyso labada wareysi.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available