Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda Sare ee Somalia oo dhageysaneysa dacwadda Himilo Qaran


Baashe Yuusuf Axmed

Guddoomiyaja maxkamadda sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf ayaa VOA u sheegay in maalmaha soo socda ay billaabi doonaan dhageysiga dacwadda uu usoo gudbiyey xisbiga Himilo Qaran.

Dacwadaas ayaa la xiriirtay xayiraddii safar ee dhamaadkii bishii September lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Shariif Sheekh Axmed.

Baashe ayaa ku dooday in maxkamadda sare ay tahay mid madax bannaan oo dacwad qaadi karta, isla markaana aanay jirin cid u yeerin karta go’aammada ay maxkamaddu gaari doonto.

Cabdixakiim Shirwac ayaa wareystay Guddoomiye Baashe Yuusuf mar uu shalay nagu soo booqday xarunta VOA, wuxuuna waraysigii ugu horreyn weydiiyay wuxuu safarkiisa Washington ku saabsanaa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG