Somaliland ayaa sheegtay in dhibaatada ugu weyn ee waxbarashada haysata ay tahay in wali boqolkiiba shan iyo konton (55%) caruurta gaadhay da’adii waxbarasho ay dibedda ka joogaan dugsiyadda.
Caqabaddaas ayaa la sheegay in diirrada la saarayo sanadka cusub ee 2020 si loogu guuleysto in waalidku caruurta u diraan dugsiyada.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.