Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad ka dhex oogantay madaxdii hore iyo xukuumadda Somalia


Madaxda xisbiyada mucaaradka Soomaaliya ayaa sheegay in shalay markii abaad is hortaag lagu sameeyey safar ay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya uga bixi lahaayeen Muqdisho.

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh iyo xubno ka tirsan labada gole ee baarlamanka ayaa kusii jeeday magaalada Beledweyne si ay u gaarsiiyaan gargaar la sheegey in ay gobolka u wadeen gaar ahaana dadkii ku waxyeeloobey fatahaadii magaalada Beledweyne.

Dowladda federaalka ayaa ka jawaabtey hadal kulul oo uu Shariif Sheekh Axmed shaley ka jeediyey magaalada Muqdisho kadib markii uu kasoo laabtay Beledweyne.

Warbixin ku saabsan xiisaddan waxaa diyaarisay Falastiin Axmed Iiman.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:38 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG