Kulan looga hadlayey sidii dib loogu dhisi lahaa garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne oo ay saameeyeen fatahaado ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.
Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay siyaasiyiinta, waxgaradka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada reer Hiiraan.
Waxaa sidoo kale kulanka looga hadlay sidii loo xakameyn lahaa fatahaada webiga Shabeelle uu ku sameeyey magaalada Beledweyne.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.
Facebook Forum