Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tiktok oo Walaac Weyn Laga Muujiyay


Tiktok
Tiktok

Warbaahinta casriga ee ay bulshadu ku xariirto ayaa saamayn badan ku yeelatay qaabka ay dadku u kala war-qaataan, arrintan ayaa ah mid walaac ku abuurtay waalidiinta iyo sharci-dejiyayaasha caalamka.

Sababta walaacan keentay ayaa ah qaabka fudud ee dhalinyaradu ay ugu xirmeen baraha xariirika bulshada.

Tiktok, ayaa ka mid ah baraha xiriirka bulshada ee sida weyn ay u xiiseeyaan da’yarta caalamka, waxaana wararku ay sheegayaan in barta TIKTOK oo laga leeyahay dalka Shiinaha ay soo dejisteen Balaayiin dhalinyaro ah… Sharcidejiyaayasha Maraykanka ayaa walaac badan ka muujiyay saamaynta ay ku yeelan karto nabadgaliyada iyo dimuqraadiyadda shacabka Maraykanka.

Caasho Ibrahim ayaa Tiktok iyo halisaha muuqda iyo kuwa qarsoon ee ku xeeran waxay ka wareysatay Eng. Safiyo Axmed oo ku taqasustay cilimiga Teknolojiyadda Casriga ah.

Dhageyso Wareysiga Tiktok
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00


XS
SM
MD
LG