WASHINGTON. D.C —
Xubnaha Barlamaanka Puntland ayaa maanta sheegay in ay xilkii ka xayuubiyeen guddoomiyihii Barlamaanka, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo).
Faah-faahinta warkaan iyo aragtida dadweynaha ee arrintan, waxaa Garoowe kasoo diray wariyaheenna Nuux Muuse Birjeeb.