Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xukuumadda Somaliland oo ka Jawaabtay Hadalkii Dr. Gaboose


Somaliland
Somaliland

Siyaasiga Dr Maxamed Cabdi Gaboose ooh ore dhowr xil uga soo qabtay xukuumadihii hore ee Somaliland ayaa walaac ka muujiyey xaaladda siyaasadeed ee Somaliland haatan ka jirta.

Dr. Gaboose ayaa ugu baaqay madaxda sare ee xukuumadda inay ka hawl galaan sidii loo dhameyn lahaa kala qayb-sanaanta bulshada ee ka dhalatay doorashadii madaxtinimo ee Somaliland ka dhacday sanadkii 2017-kii.

Warbixintan waxaa magaalada Hargeysa ka soo diray wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle.

Dhagayso Warbixinta Dr. Gaboose
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00


Dhinaca kale, Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa eedeymaha Dr Maxamed Cabdi Gaboose ka jawaabay. Wariyaha VOA-da Sahra Ciidleh Nuur ayuu u waramay.

Wareysi Wasiirka Warfaafinta Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00


XS
SM
MD
LG