Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suxufiyiinta iyo Laamaha Amniga Puntland oo Kulmay


Kulan u dhexeeya Saxaafadda Puntland iyo Laamaha amniga ee magaaladda Boosaaso ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay wuxuu ka socday Hoteel Jaabir ee Boosaaso.

Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay qeybaha kala duwan ee suxufiyiinta madaxa banaan ee ka hawl- gala magaaladda Boosaaso iyo Laamaha amniga iyo maamulka gobolka Bari.

Haddaba wariyaha VOA ee magaalada Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac oo kulankaas goobjoog ka ahayd ayaa markii uu soo idlaaday waxa ay ka wareysatay Maxamed Daahir Caynsane oo ah Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP.

Dhagayso Wareysiga Gudoomiyaha Ururka MAP
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00


XS
SM
MD
LG