Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo ka Digtay Daadad Cusub


Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay saameynta fatahaado ka dhalan kara roobab xooggan oo la saadaalinayo inay ka da’aan Soomaaliya.

Waxaa jirta cabsi laga qabo in daadad cusub oo dhaca ay ka sii daraan xaaladda fatahaadaha oo qaar ka mid ah hey’adaha caalamiga ah ee gargaarka ay ku tilmaameen kuwii ugu xumaa ee abid soo mara Soomaaliya.

Maxamed Colaad Xassan ayaa digniintan ay dowladdu soo saartay ka wareystay Khadar Sheekh Maxamed oo ah Agaasimaha Waaxda Yareynta Qataraha Musiibooyinka ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka.

Dhagayso Wareysiga Agaasimaha W. Gargaarka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:23 0:00


XS
SM
MD
LG