Wafdi ka kooban wasiiro iyo sarakiisha dhinaca amniga oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay inay madaxda Somaliland ka wada hadleen arimaha xoojinta ganacsiga iyo la dagaalanka argagixisadda. Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle.
Facebook Forum