Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo oo Safar Kooban ku Tagay Beledweyne


Madaxweyne Farmaajo oo Beledweyne Booqday
Madaxweyne Farmaajo oo Beledweyne Booqday

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saacado kooban safar ku tagay magaalada Beledweyne ee daadadku harqiyeen. Dhinaca kale, waxaa hoos u dhac uu ku yimid heerka biyaha wabiga Shabeelle ee magaalada ku fatahay, taasoo sababtay in dib ay u bilowdaan isu-socodka gaadiidka iyo dadka ee qeybo ka tirsan magaalada.

Waxaa khadka taleefonka noogu waramay weriyaha Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Dhageyso Booqashada Farmaajo
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:20 0:00


XS
SM
MD
LG