War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan warar ku saabsan Somalia, gaar ahaan khasaaraha ka dhacay magaalada Beledweyne ee uu keenay wabiga Shabeelle ee fatahay.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka

No media source currently available


XS
SM
MD
LG