Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nairobi: Shir Lagu Taakuleynayo Beledweyne


Qeybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaana ganacsatada, culumada iyo aqoonyahanadda ayaa bilaabay dadaallo xooggan oo loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen fatahaadaha wabiga Shabeelle.

Hadaba shir loogad hadlayay arrimahaasi waxaa ka qeyb galay Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed oo warbixintaan nooga soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:31 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG