Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Madaxa shirkadda World Remit


Ismaacil Axmed
Ismaacil Axmed

Ismaaciil Axmed oo ah madaxa shirkadda lacagaha xawisha ee World Remit ayaa dhawaan ku guuleystay shaqsiga ugu saameynta badan dalka Britain, gaar ahaan dadka madow.

Ismaaciil ayaa kaalinta koowaad kaga jiray liiska dadka loo soo xushay billaddan oo ay ku jireen heesaaga reer Britain ee Michael Stormzy, Meghan Markle oo ah gabar madow oo u dhalatay Mareykanka oo u dhaxda Amiir Harry, iyo Raheem Sterling, oo ka mid ah cayaaryahannada kooxda Manchester City.

Abaal marintan oo ah aqoonsi lagu daabaco liiska loo yaqaan The Power list sanadkiiba mar, ayaa soo bilaabatay sanadkii 2007. si loogu dhiirigeliyo dhalinyarada Afrikaanka ah inay arkaan dad ay ku dayan karaan.

Wariyaha VOA-da Cabdixaafid Ismaaciil ayaa khadka taleefanka kula xiriiray Ismaaciil Axmed.

Wareysi: Madaxa shirkadda World Remit
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00


XS
SM
MD
LG