Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiyada dalka oo isbahaysi sameystay


Sheekh Shariif
Sheekh Shariif

Xisbiyada Siyaasadda dalka ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga dhowaaqay isbahaysi ay ku midoobeen oo loogu magac daray Madasha Xisbiyada Qaran

Madashan cusub ayaa waxa ay isla maanta guddoomiye u dooratay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Sheekh Shariif ayaa markii la doortay ka dib qabtay shir Jaraa’id oo uu kaga hadlay arrimaha doorashada, iyo siyaasadda dalka.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

Xisbiyada dalka oo isbahaysi sameystay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00


XS
SM
MD
LG