Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiyihii Maxaas iyo rag kale oo xukun lagu riday

gavel court justice
gavel court justice

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan ku riday rag ku eedeysnaa inay ku lug lahaayeen qarax bishii April ee sanadkan lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii degmada Maxaas Rashiid Cusmaan Cabdi.

Ragga xukunka lagu riday ayaa waxaa ka mid ah Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Cawaali oo xilliga uu dilka dhacay ahaa guddoomiyaha Maxaas.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar ayaa warbixintan ka soo dirtay Muqdisho.

Guddoomiyihii Maxaas iyo rag kale oo xukun lagu riday
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:19 0:00


XS
SM
MD
LG