Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo ka digtay duufaano kusoo wajahan


Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray saaray digniino ku wajahan kalluumeysatada iyo xoolo dhaqatada deegaanada Puntland.

Mamaulka ayaa ka digay duufaano la sheegay inay wataan dabeylo iyo roobab xoog leh oo ku soo wajahan dhulka Puntland, gaar ahaan xeebaha.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabanacad oo la soo xiriiray VOA ayaa u waramay Weriyaha VOA Puntland Fadumo Yaasiin Jaamac, wuxuuna ugu horeyn fariin u diray dadka ku nool Puntland.

Puntland oo ka digtay duufaano kusoo wajahan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00


XS
SM
MD
LG