Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Koox hubeysan oo weerartay saldhigga booliska Boorama


Boorama
Boorama

Dabley hubaysan ayaa saaka weerar ku qaaday saldhiga dhexe ee booliska ee magaalada Boorama, iyadoo ciidanka booliskuna ay ugu jawaabeen rasaas, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta gobolka Awdal.

Lama sheegin cid wax ku noqotay rasaastaas.

Guddoomiyaha gobolka Awdal, Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa sheegay in la qabtay laba ka mid ah kooxda weerarka soo qaaday.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxed Cakule

Koox hubeysan oo weerartay saldhigga booliska Boorama
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:45 0:00


XS
SM
MD
LG