Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mayor-ka Beledweyne oo ka hadashay dooni la rogmatay


Safiya
Safiya

Dooni ay saarnaayeen 13 qof ayaa ku rogmatay magaalada Beledweyne, oo fatahaad xooggan uu ka sameeyey webiag Shabelle.

10 ka mid ah dadkaas ayaa la la’yahay, waxaana ka bad-baaday saddex qof oo ay ku jirto Mayor-ka degmada Beledweyne Safiyo Xassan Sheekh Cali Jimcaale, iyo gudoomiyihii hore ee gobolka hore Cabdifatax Afrax.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka Taleefanka kula xiriirtay Safiyo Xassan Sheekh, waxeyna ugu horeyn weydiisay sida ay musiibada doontan u dhacday.

Duqa Beledweyne oo ka hadashay dooni la rogmatay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00


XS
SM
MD
LG