Isku xirrada

War Deg-Deg ah

10 qof oo lagu la'yahay fatahaadda Beledweyne


Fatahaad
Fatahaad

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan waxaa sii socda waxyeelada ay geysanayaan biyaha fatahaadda wabiga Shabeelle.

Waxaa la waayay oo loo maleynayaa inay ku dhinteen markii dooni ay saaraayeen ay la rogmatay, ilaa toban qof.

Caasha Ibrahim Aaden ayaa wararkii ugu dambeeyay ee daadadka Beledweyne ka wareysatay. Wariyahayaga Xuseen Xassan Dhaqane.

10 qof oo lagu la'yahay fatahaadda Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00


XS
SM
MD
LG