Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bannaanbax markale ka dhacay Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Waxaa maanta mar kale magaalada Muqdisho ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo xirnaashaha inta badan waddooyinka magaalada caasimadda ah.

Warbixintaan waxaa Xamar innooga soo diray Xasankafi Qoyste.

Halkaan dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00


XS
SM
MD
LG