Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka oo ka Hadlay Duqeymaha Puntland


Taliska Ciidmada Mareykanka ee Africa ee Africom ayaa sheegay in sadex ka tirsan argagixisada ay ku dileen duqeyn ay ka fuliyeen dhulka buuraleyda Goolis ee Puntland Jimcihii shalay, duqeyntaas oo ay la beegsadeen meelo ay maleeshiyada Daacish ku dhuumaaleysanayeen, laakiin, odayaasha deegaanka oo ay VOAdu la hadashay ayaa sheegay inay heleen meydadka laba ka mid ah sadex qof oo dad deegaanka ah oo shalay lagu la’aa halka ay duqeyntu ka dhacday ee aaga Camaara ee degmada Iskushuban, halka midka kale uu ka badbaaday duqeynta balse uu ku dhaawacmay.

Wariyaha VOAda Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan.

Dhageyso Duqeymaha Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00


XS
SM
MD
LG