Magaalada Garowe waxaa maanta ka furmay Kalfadhiga 45-aad ee baarlamaanka Puntland, kaasoo su’aalo kulul lagu weydiiyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo ka qeybgalay.
Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixin inoo heysa.

Facebook Forum