Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Gaashaanle Maxamed Suleymaan oo la aasay

Muqdisho
Muqdisho

Magaalada Muqdishu waxaa maanta lagu aasay Gaashaanle Maxamed Sulaymaan Abiikar oo fiidnimadii Jimcihii ay toogteen ilaalo hubaysan.

Taliyaha ayaa hoggaamin jiray ciidamada Gorgor oo ay tabareen ciidamada Turkiga, waxaana uu ku dhintay rasaas ay fureen ilaalada mid ka mid ah hoteellada Muqdishu.

Warkan waxaa Muqdishu nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Muqdisho: Gaashaanle Maxamed Suleymaan oo la aasay
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:27 0:00


XS
SM
MD
LG