Isku xirrada

War Deg-Deg ah

NRC: 300,000 oo qof ayaa sanadkan ku barakacay Somalia


Hay’adda Qaxootiga ee dalka Norway NRC ayaa sheegtay in dad ka badan 300 kun oo qof ay colaado iyo abaaro ka barakiciyeen Soomaaliya sanadkan.

Haya’adda waxay sheegtay in dad badan aysan suurtogal ahayn in la gaarsiiyo gargaarka dhulka miyiga ah, sababo amni dartood.

NRC ayaa sheegtay in sidoo kale laba milyan oo qof uu ku sugan Soomaaliya ay wajahayaan macluul, haddii aanay heli gargaar deg deg ah.

Warbixintan NRC waxa soo koobaysa Sahra Ciidle Nuur.

NRC: 300,000 oo qof ayaa sanadkan ku barakacay Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:51 0:00


XS
SM
MD
LG